Categories
HOME

Census / Tirakoobka 2021

Census / Tirakoobka 2021

Dear brothers and sisters, there is a general census in the United Kingdom that started on 21/03/2021. You must complete the census by law, or you could be fined up to £1000.

To complete your census, go to www.census.gov.uk, select “start census” and enter your household access code:

**** **** **** ****

Answer the questions and submit when complete.

Walaalayaal waxaa jira tira koob guud oo wadankaan Ingiriiska ka bilaabmay 21/03/2021, oo 10 sano halmar dhaca, waana qasab inaa is diiwaan galisid, haddii kale waxaa laga yaabaa in lugu ganaaxo lacag gaaraysa £1000.

Si aa isu diiwaan galisid booqo www.census.gov.uk, dooro “start census” kadibna gali nambarka lugu sii doono halkaas jira:

**** **** **** ****

Kadibna ka jawaab suaalaha lugu weydiinayo, markaa dhamaysidna submitgaree si aa udrtid.

Hadii ay kugu cuslaato inaa buuxisid Muzani Community waa udiyaar inuu ku caawiyo, waxaa la soo xiiri kartaa:

Emailka: muzanicommunity@gmail.com

Telka: +447984459333, +44792741306, +447784261076

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *